daajis.com:- Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa bilaabay howlgal ay kula dagaalamayaan ka hortaga waxyaabaha maanka dooriya sida Xashiishka, waxaana dhawaan ay ciidamada booliska ku guuleysteen in ay gacanta kusoo dhigaan maandooriyihii ugu badnaa ee xashiish ah.
Ciidamada waxay soo bandhigeen muuqaal muujinaaya dhalinyaro maandooriyaha xashiishkii ugu badnaa diyaariyay, waana xashiishkii ugu badnaa ee booliska Soomaaliya gacanta ku dhigaan inta la og yahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:32 and have
, Published at