DAAWO: Dad Saf ugu jiray Gaaska Cuntada Lagu Karsado oo Nolosha Ku Gubtay (VIDEO)

DAAWO: Dad Saf ugu jiray Gaaska Cuntada Lagu Karsado oo Nolosha Ku Gubtay (VIDEO)

daajis.com:- Qaraxa aad u xoogan ayaa maanta waxa uu ka dhacay goob dadku ay ka qaadanayeen Gaaska cunada lagu karsado, waxaana mar qura laga war helay qeybo kamid ah Xaruntaasi oo uu dab qabsaday. masiibadani ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Nnewi ee Koonfurta dalka Nigeria.

Xilliga Dabka iyo Qaraxyada ay ka dhacayeen goobtaasi ayaa waxaa xarunta ku sugnaa dad aad u farabadan kuwaasi oo qaarkood halkaasi ku waayay naftooda.



Dadka ku dhintay Dabka iyo Qaraxyadii ka dhashay Shidaalka ayaa gaaraya ilaa 100 qof, halka dhaawacana uu intaa kasii badan yahay.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa jirkooda ka muuqatay dhaawacyo halis ah, oo uu ku reebay dabkii xooga badnaa ee goobta ka kacay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada