daajis.com:- Mid ka mid ah raga mucaaradka ah ee wada Taangiyada dagaalka ee ka dagaalamaya Koonfurta dalka Siiriya ayaa mar quraah ku yaacay goob furin dagaal ah oo mudo dheer laga saari waayay dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish.
Darawalkaan iyo ciidamo asal ahaan ka soo jeeda Falastiin balse ku nool nawaaxiga xerada Qaxootiga ee Yarmouk ayaa si toos ah ugu yaacay furin dagaal oo dadka ay ka soo toogan jireen ciidamo ka tirsan kooxda Daacish waxaana la yaab noqotay qaabka Darawalkaan reer Falastiin ee Taangiga waday uu u hogaamiyay Tikniko iyo ciidamo go´doonsanaa ka hor inta uusan imaan Taagiga (Dagaal kulul oo labada dhinac dhex maray).
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at