Daawo:- Doowlada Soomaaliya oo Moowliidka u aqoonsatay maalin qaran

Daawo:- Doowlada Soomaaliya oo Moowliidka u aqoonsatay maalin qaran

daajis.com:- Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in maalinta dhalashada Nabi Muxamaed NNKH loo aqoonsaday inay tahay maalin qaran oo ka mid ah maalmaha ciiddaha Soomaaliya.

Hadalkan waxaa maanta ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari oo isaga iyo xubno kale oo dowladda ka trisan ay ka qeybgaleen munaasabad lagu xusayay dhalashada Nabi Muxamed NNKH.

Guddoomiye Jawaari, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay si aad ah u weyneeyaan maalinka qiimaha badan u leh muslimiinta caalamka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada