DAAWO:- Fartaag oo Tagay Furimaha Dagaalka iyo xaalada ciidanka Jubaland

DAAWO:- Fartaag oo Tagay Furimaha Dagaalka iyo xaalada ciidanka Jubaland

daajis.com:- Madaxweynha ku xigeenka jubaland Cabdilahi sheekh ismaaciil (Fartaag) oo ay wehelinyan Afhayenka Jubaland cabdinasir seeraar, Abaanduulaha cidamada Darawishta ubaland Janaral Cabdi Mahdi iyo xubno sarakiil ah ayaa kormeeray xaryaha cidamada difaaca Jubaland.

Dhinaca kale Musuliyintan ayaa waxay kulan kula qaaten Jaamacadda kismaayo saraakisha ciidamada isku dhafka ah waxaana shirkaa kadib ay u dhaqaqen difaaca cidamada daraawiishta ay ku leeyihiin Dugsiga taabarka ciidamada ee akademiyada waxaan ay soo kor meereen difaacyada ciidamada daraawiishta.

HALKAN KAD DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada