daajis.com:- Wariyeyaasha Dalka Maraykanka ayaa waxaa sanadkan la soo gudboonaatay fadeexad aad u wayn kadib markii ay ka hurdeen inay sii dabagalaan dil loo gaystay wiil madow ah oo ku noolaa magaalada Chicago ee dalka Maraykanka.
Geerida wiilkan ayaa timid kadib markii nin boolika ka tirsan oo cadaan ahi uu si ula kac ah oo (Cunsurinimo) ku jirto wadada dhexdeeda ugu toogtay Laquan McDonald oo ahaa
Ninkii Booliska ahaa ee wiilkani dilay ayaa sheegay in uu wiilkani toogtay kadib markii uu soo weeraray, si isdifaacid ah uu ku dilay wiilkani.
Arintani ayaa waxaa beenteeda laga daba tagay kadib markii Wariye kamid ah wariyeyaasha u dhuundaloola xaqiiqa raadinta uu maqlay inuu jiro oo uu booliska gacanta ku hayo muuqaal muujinayo in Laquan McDonald 16 xabadood si ulakac ah loogu dhuftay isagoon cidna weerarin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at