daajis.com:- faysal cunsuriFaysal Waraabe oo kamid ah horjoogayaasha maamulka Hargeisa oo doonayey inuu u mahad celiyo Urur ay leeyihiin jaaliyada maamulka Hargeisa ee Yurub, ayaa sheegay inuu u mahad Celinayo Ururka Jaaliyada Soomaaliyeed ee Yurub,,, Waxaana ku Qayliyey dadkii Fadhiyey Goobta oo ku yidhi Somaliland dheh.
Markaas ayuu xasuustay oo Badalay, Wuxuu hadalkiisa raaciyey in Carabka laga Jari Gaadhay, Hadii uu afkiisa kasoo baxay magaca Soomaaliya ! Waxaase yaab leh in Qof Jinsiyadiisu tahay Soomaali uu damiirkiisu maanta sidaas Noqday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at