daajis.com:- Kooxda Qaylo dhaan ayaa soo saaray hees Qiiro xambaarsan oo looga soo horjeedo dilalka ay kooxda Al shabaab u geystaan Wax garadka iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed.
Heestan ayaa waxaa loogu magacdaray (Ayeeyo Gowrac), waxaana heestan lagu soo bandhigay falalka guracan ee ay kooxda Al Shabaab adeegsato iyo dilalka ay ka geysato dalka Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at