DAAWO: Labo Oday oo Soomaaliyeed oo Gaari Lagu dul mariyay Dalka Maraykanka (VIDEO)

DAAWO: Labo Oday oo Soomaaliyeed oo Gaari Lagu dul mariyay Dalka Maraykanka (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa xalay magaalada Seattle ee dalka maraykanka ka dhacay arin ay ka wada naxeen dadka Soomaalida ahi ee ku nool magaaladaasi, kadib markii Gabar cadaan ahi ay gaarigeeda dul marisay labo oday oo Soomaaliyeed.

Wararku waxa ay sheegayaan in mi kamid ah odayaashu uu isla goobta ku geeriyooday, kadib markii ay gabadhaasi gaarigeeda ay ku jiiday, dad goobjooyaal ahaa qaar ayaa sheegaya in gabadhani ay markii ay odayaashu dul martay ay hadana dib ugu soo noqotay oo ay marlabaad jiirsiisay gaarigeedii.



Ilaa iyo hadda lama oga sababta dhabta ah ee ka danbaysa dilka labadani oday loo gaystay, iyadoo dadka qaar ay u malaynayaan in Cusurinimo ama jinsi nacayb ay ku lug leedahay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada