daajis.com:- Raysal wasaare ku xigeenka Dawlada Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa dhowaan wuxuu daaha ka qaaday Deeqaha waxbarasho ee ay dawlada soomaaliya siiso maamulka Somaliland, iyo sidoo kale musuqmaasuq ay ku sameeyeen.
Waxaa arintaasi dhankiisa ka jawaabay Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane waxaana hadalkiisa ka mid ahaa “Ma Reer Xamarka ayuu ka iibiyaa… Yuu usuu diraa… yaa u wakiishay inuu wax noosoo diro, Soomaali waqooyi iyo koonfur ayay ahayd, Caalamku waa inuu sidaas u ogaado, Soomaali ayay u taal hadii ay kala tagayso hadii ay israacayso” Ayuu yidhi.
Dhinaca kale wuxuu weerar ku qaaday nin maamulka somaliland Safiir ugu magacaaban maamulka hargeisa oo ka hadlay arimo aanu ku shaqo lahayn.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at