DAAWO: Madaxwaynaha Gal-mudug oo NAIROBI si wayn loogu soo dhoweeyay

DAAWO: Madaxwaynaha Gal-mudug oo NAIROBI si wayn loogu soo dhoweeyay

daajis.com:- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo, ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya.


Xafladda oo ay goob-joog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen:- Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, Xildhibaano ka tirsan Baaralamaanka Soomaaliya, Aqoonyahano, Nabadoono iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, ayaa hadaladii laga jeediyay waxey u badnaayeen soo dhaweyn iyo Talo-siin.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Gunaanadkii munaasabadda ayaa ka hadlay Qodobbo ay ka mid yihiin amaanka, dib-u-heeshisiinta, Mideynta Ciidamada iyo Baahinta maamulada degmooyinka, ayuu qeexay madaxweyne Guuleed inay wax ka qabteen shantii bilood ee uu xilka haayay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada