DAAWO:- Madaxweyne Erdogan oo badbaadiyay wiil dhalinyaro ah oo…

DAAWO:- Madaxweyne Erdogan oo badbaadiyay wiil dhalinyaro ah oo…

daajis.com:- Gaadiid uu saaran yahay Madaxweynaha Turkiga oo maraayay Buundada dusheeda, ayaa Saraakiisha ammaanka Madaxweynaha qaabilsan, waxa ay arkeen ninkaan oo doonaya Buundada inuu iska tuuro.

Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in ninkaasi la badbaadiyo oo loo yeero si naftiisa uusan Qatar u gelin, waxaana markiiba Saraakiisha ammaanka Madaxweynaha qaabilsan ay u dhaqaaqeen badbaadinta ninkaasi.

Ninkaan oo aan la ogeyn sababta uu ku doortay inuu naftiisa halis geliyo, ayaa waxaa la arkaayay isaga oo ay badbaadiyeen Saraakiisha ammaanka Madaxweynaha qaabilsan.
Halkaan ka daawo:
Sawiro la soo qaaday ayaa muujinaayay Madaxweynaha oo salaamaya ninka la badbaadiyay.

Madaxweyne Recep Erdogan, ayaa ah Madaxweyne kasbaday Bulshadiisa aadna ay u jecel yihiin shacabka dalka Turkiga.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada