DAAWO MUUQAAL: Faysal Waraabe oo ka qayliyey Shirka Jabuuti “Waxaa wata Dr: Cali Ciise Cabdi, Khaatumo ayaa la dhisayaa, IGAD ayaa bixinaysa Lacagta

DAAWO MUUQAAL: Faysal Waraabe oo ka qayliyey Shirka Jabuuti “Waxaa wata Dr: Cali Ciise Cabdi, Khaatumo ayaa la dhisayaa, IGAD ayaa bixinaysa Lacagta

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa siwayn uga qayliyey Shir Looga hadlayo Arimaha Soomaaliya oo ka furmay Dalka Jabuuti, Wuxuuna sheegay inuu Wado Dr: Cali Ciise Cabdi, Wuxuuna sheegay in la dhisayo Khaatumo “Shirku waa Siminaaar, waxaa wada Cali Ciise Cabdi, IGAD ayaa lacagta siinaysa, Jabuuti kuma Jirto” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.


Wuxuu sidoo kale ka hadlay xaalada adag ee maamulka Somaliland “Casuumad baa naloo soo diray, Hadii Naarta Lagugu Casuumo miyaad tagaysaa, Nimaadkii Dawladnimo wuu Burburay, Aduunkii oo dhan ayaa la inaga soo xidhay, waxaa laga yaabaa inaan Mucaawino danbe la ina siin”

Dhinaca kale Faysal waraabe ayaa weerar ku qaaday Xildhibaan Goodax Barre oo ka hadlay midnimada Soomaaliya, iyo sida ay muhiim u tahay in la taageero maamulka khaatumo, Isagoo sheegay inay tahay BIRIISH isku xidha Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada