DAAWO MUUQAAL: Faysal Waraabe oo sharafta ka qaaday suldaanka beeshiisa “Waanu xidhnaa marka MUQDISHO shir ka jiro, Waa Habar Xaflad kasta taagan”

DAAWO MUUQAAL: Faysal Waraabe oo sharafta ka qaaday suldaanka beeshiisa “Waanu xidhnaa marka MUQDISHO shir ka jiro, Waa Habar Xaflad kasta taagan”

daajis.com:- Faysal cali waraabe ayaa si cadho badan uga Jawaabay hadalkii shalay kasoo yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sheegay in lagu kala tagay Xisbigii UCID, sidoo kalana Jamaal Cali Xuseen ugu baaqay inuu meesha isaga Dhaqaaqo.


Faysal oo Arintaasi siwayn uga cadhoodhay ayaa sheegay Isimada dhaqanka ee maamulka Hargeisa ay hor kacayaan Qabyaalad “Niman Sidii Islaamihii Xaflad kasta ka Buraan buraya, oo waxay doonaan ku hadlaya ayaa khatar inagu ah, Ilaa Carta ayay kasoo heeseen, oo Xamar marka la dhaho shir ayaa ka jira waa la Xidhaa”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada