daajis.com:- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay 26-kalana way ku dhaawacmeen, ka dib markii baabuur ay si badheedh ah u jiidhsiisay Haweenay madow ah oo ilma yar sidata, magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada dalka Maraykanka.
Haweenaydan ayaa goob u dhow hudheel lagu qabanayay tartanka Quruxda haweenka, si badheedh ah gaadhigeedan ula dhex qaaday dadkii waddada marayay, waxaanay gaysatay, dhimasho iyo dhaawac tiro badan, ka dibna la qabtay oo ay boolisku xidheen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at