daajis.com:- Waa markii ugu horeeysay ee Soomaalida Qurbaha ay soo saaraan Hees ama Muuqaal cusub oo ku aadan dhanka Dhalashada iyo dadka qaba Xafladaha gaar ahaan caruurta yar yar IWM .
Muuqaal-kaan oo uu ka dhex muuqdo Calanka Soomaaliyeed waxaa loogu tala galay in lagu xuso caruurta sanad jirsatay iyo dhamaan dadka qaba xafladaha dhalashada ah ee casuma asxaabtooda iyo Familkooda .
Daawo Muuqaal Hees cusub oo loo sameeyay Soomaalida dhamaan inta Dhalashada leh & Caruurtooda
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:48 and have
, Published at