daajis.com:- Siyaasiin caan ka ah gudaha dalka Itoobiya ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa la dhigay xabsiyo ku yaal dalkaas waxeeyna Siyaasiintaan u badnaayeen masuuliyiin ka soo jeeda qowmiyada dalka Itoobiya ugu badan ee Oromada .
Qalalaasaha siyaasadeed ee ka aloosan dalka Itoobiya ayaa wali waxaa laga dareemayaa magaalooyinka ay ku xoogan yihiin shacabka Oromada iyo deegaanada Amxaarada waxeeyna dowlada Itoobiya farta ku heeysaa Wadnaha maxaa yeelay shacab banaanbaxyo bilaabo waa kuwii ugu dambeeyntii hubka qaatay ee wadamo badan oo Carab ah xoog ku qabsaday .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:36 and have
, Published at