daajis.com:- Gobolo iyo deegaano badan oo ka mid ah dalka Itoobiya waxaa ka taagan colaad xoogan ka dib markii ay hubka qaateen dagaalyahano ka tirsan qoowmiyada dalkaas ugu badan ee Oromada .
Dagaalyahanadaan ayaa sheegay inay dagaal la gali doonaan ciidamada dowlada itoobiya kuwaas oo soo bandhigay Calankooda qaaska u ah , ciidamo xoogan iyo hub waxeeyna isku aruursadeen deegaano aysan tagi karin ciidamada Itoobiya .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at