Daawo Muuqaal:- Shacabka Oromada oo Wadooyin badan xirtay & Ciidamada Itoobiya oo kala Go´doonsan

Daawo Muuqaal:- Shacabka Oromada oo Wadooyin badan xirtay & Ciidamada Itoobiya oo kala Go´doonsan

daajis.com:- Wadooyin caan ah oo ku yaala gudaha dalka Itoobiya ayaa waxaa wali ka socda Kacdoon aan nuuciisa horay loo arag ka dib markii ay wadooyinkaan xirteen ama jarteen shacabka dalka Itoobiya ugu badan ee Oromada . 


Qaar ka mid ah ciidamada dalka Itoobiya ayaa xili xaadirkaan isku socon karin maadaama wadooyinkii ay mari lahaayeen gebi ahaanba la xirtay waxaana aad u sii xumaaneyso xaalada cakiran ee ka taagan gudaha dalka Itoobiya . 


Halkaan ka Daawo Shacabka Oromada oo Wadooyin badan xirtay & Ciidamada Itoobiya oo kala Go´doonsan






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada