daajis.com:- Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam oo horey usoo noqotay Wasiirka arimaha debeda iyo Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan ka aamusi doonin wadahadalka u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, Waxayna sheegtay in Soomaalinimadii loosoo noqdo oo la mideeyo Ciidanka, Aqoontii iyo Awooda.
Dhinaca kale waxay ka hadashay Wararka sheegay inay Musharax tahahay Marka lagaadho 2016-ka iyo Sidoo kale Arimo la xidhiidha Safaarado Dawlada Soomaaliya ay xidhay, Iyadoona ku dooday inaan dhaqaale loo haynin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at