DAAWO MUUQAAL:-Wiil Yar Oo Agoona Oo Buuhoodle Ku Soo Ban Dhigay Qalab uu Sameeyey Oo Shaqaynaya

DAAWO MUUQAAL:-Wiil Yar Oo Agoona Oo Buuhoodle Ku Soo Ban Dhigay Qalab uu Sameeyey Oo Shaqaynaya

daajis.com:- Guuleed Yare Waa Wiil 13 Jir Ah Oo Kunool Magaalada Buuhoodle Waxaa Uu Guuleed Soo Bandhigay Agab farsamo Gacmeed Oo Uu Sameeyey Kuwaasi Oo Isugu Jira gawaadhi Iyo Maraxooda Wax Qaboojisa Yadoo Dhamaan Agabkan Guuleed gacantiisa Kusameeyey Ay Wada Shaqaynayaan Kuna SHaqaynayaan Xajaarta Tooshashka Ama Rikoodhada Qaar


Hadaba Guuleed Ayaa Baabuurtan waxaa Uu Kasameeyey Caagado Iyo Taarar Iyo Sidoo Kale Agab Fara Badan Oo uu Isu Gee Geeyey Kuwaasi Oo Dhaqaaq Amayanaya Isla Markaana Laydhana Horay Iyo Gadaalna Usoconaya

Guuleed waxaa Uu Dhigtaa Iskuulka Agoonta Oo Ay Ku taba Rucday Samsam Cali Caateeye Iyo Qoyskoodu Waxaana Uu Kasoo Jeedaa Qoys Dan Yara  Isagoo Ubaahan In Kor Loo Qaado Nolashiisa

Waxii Fah Faahina Kala Xidhiidh Macalin Caasha Saxarla 
Tell:-00252-634434668
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada