daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti ka tirsan dowladda Soomaaliya oo la socday ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Socdaalka madaxweynaha ayaa la rumeysan yahya inuu la xiriiro dhismaha maamulka loo sameynayo gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyo shaqaaqooyin dhowaan ka dhacay magaalada Beledweyne.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wareegto dhowaan kasoo baxday ku sheegay in magaalada Buulburde oo ka tirsan gobolka Hiiraan ay noqoneyso caasimadda maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at