Daawo: Nickolas Key oo Waraysi siiyey Tv-ga dawlada kana hadlay Xilka qaadis Lagu sameeyay iyo Arimaha Soomaliya

Daawo: Nickolas Key oo Waraysi siiyey Tv-ga dawlada kana hadlay Xilka qaadis Lagu sameeyay iyo Arimaha Soomaliya

daajis.com:- Wakiilka Waqtigiisu sii dhamaanayo ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaliya Ambasador Nickolas Key oo Waraysi Siiyay SNTV ayaa sheegay in Horumar la taaban karo Soomaaliya ay gaartay,  iyadoo taageero ka helaysay Qaramada Midoobay.


Nikolas Key oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku daray in Ciidamada XDS  iyo Kuwa AMISOM ay guula waa weeyn ka soo hooyeen dagaalka ka dhanka ah Kooxda Alshabaab,  Wakiilka QM ayaa ka hadlay Xilka qaadista Lagu  Sameeyay  iyo Ergayga cusub ee loo soo magacaabay.

Nikolas Key ayaa ugu dambeyn rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya ay cagaheeda isku taageeyso dhawaan, isagoo kula dar daarmau ummadda Soomaaliyeed iney u soo jeestaan sidii looga soo kaban lahaa burburka.


HALKAN KA DAAWO VIDEO




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada