daajis.com:- Wadanka Sucuudiga ayaa wadamadii uu kasoo ka xaysan Jiray dumarka u shaqeeya (KHADAAMAD) ay dhamaan Joojiyeen inay dumar siiyaan Iyadoo ay ugu danbaysay Ethiopia, Maxaadse ka ogtahay Taas Badalkeeda in dawlada soomaaliya Taariikhda markii ugu horaysay ay doonayso heshiiskaa dumarka la gasho Sucuudiga Taasi oo Adhax-jab ku noqon doonta magaca Soomaaliyeed.
Waxaa la sheegay inay dhib badan kala kulmaan dumarku dalkaas oo ay mudo kooban kabaheeda ka cararayso Gabadhu, Iyadoona loo gaysanayo Dhibaatooyin kala duwan, Iyadoona qaarkood intii la Kufsado la Tarxiilo iyada oo UUR leh, Waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan Dalkaasi ayaa daaha ka qaaday sida ay wax u socdaan, sidoo kalana Soomaaliya waxay ku jirtaa Jaamacada Carrabta waana ka mamnuuc dalalkaas in dumarkoodu ay wadan ay dal kale shaqadaas ka qabtaan !
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at