daajis.com:- Kadib markii dawlada ingiriisku ay joojisay Qaadka ayaa waxaa la sheegay in Soomaalidii dalkaasi ku noolayd ay ku baraarugtay Noloshooda iyo mida qoyskooda, Islamarkaana ay kala ogaadeen SAX IYO KHALAD.
Dhinaca kale Dadka kasoo horjeeda Mamnuucista qaadka ayaa ku dooday in Soomaalidii ay Salaadihii iyo masaajidii ku xidhmeen, ayna halis tahay inay ku biiraan Kooxo gaar ah, kuwaasi oo ay doonayaan inay ku cabsi geliyaan dawlada Ingiriiska.
Abukar Cawaale ayaa sidoo kale wuxuu waramay Qiso Cajiib ah oo ka dhacday dalka Ingiriiska, kadib markii Aabe mudo aan wiilkiisa Arag oo markii qaadka la joojiyey kasoo kaxeeyay Iskuulka markii ugu horaysay iyo waxa dhexmaray wiilkii iyo dhalinyaradii cadaanka ahaa ee horey ugu odhan jiray Aabe ma lihid.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at