daajis.com:- Angela Merkel oo ah Haweeneyda hogaamisa dalka Germany ayaa ku dhacday meel fagaaro ah kadib markii ay diiday in la gacan qabto.
Angela Merkel ayaa u taagneyd ka qeybgalka shir weynaha sanadka oo ka dhacay magaalada Karlsruhe, waxa ayna si lama filaan ah ugu dhacday masraxa Khudbada laga jeediyo.
Dhicitaankeeda ka hor ayaa waxaa goobta ku sugnaa Mas'uuliyiin, Diblumaasiyiin iyo Kaamiro mano, waxaana xiliga dhicitaankeeda durbadiiba qabtay kaamirada.
Angela Merkel ayaa waxaa inta aysan dhicin ka hor gurmad u fidiyay Horst Seehofer oo ah xaakimka gobolka Bavaria, balse wey diiday waxa ayna doorbiday in faraha laga qaado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at