daajis.com:- Taliyaha hay’adda Nabad sugidda Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa wuxuu markii ugu horaysay ka hadlay arimo badan oo Bulshada soomaaliyeed Mugdi uga jiray iyo dilalka ka dhaca magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, wuxuu sheegay in al-shabaab ay sheegato waxkasta oo dhaca, Laakiin ayna geysan Ficilka.
Tuuryare ayaa sheegay in muqdisho ay wax dilaan, Shirkado, Ganacsato, Mooryaan, Xildoon, Dhul-boob, Qaab Qabiil iyo Ciidan Qoryo kala dilanaya, Wuxuu sheegay dadkaasi ay Falkaasi u filiyaan inay ogyihiin in Al-shabaab ay sheegan doonto, Wuxuuna sheegay inay dad badan oo kuwaasi kamid ah gacanta kusoo dhigeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at