daajis.com:- Ismaaciil Hurre Buubaa oo ah Siyaasi rugcadaa ah, oo Siyaasadda Soomaaliya ku soo jiray mudo dheer ayaa waxa uu waraysi uu siiyay Taleefishinka Universal uga hadlay arimaha la xiriira Soomaaliya iyo Soomaaliland.
Buubaa ayaa waraysigiisa ku sheegay inay haboontahay in Somaliland aqoonsiga ay raadinayso ay marka hore u doonato dalka Soomaaliya, maadaama Soomaaliya ay tahay dalkii marka hore ay wax isugu jireen, ayna halkaa Ictraafkeeda ka raadiso.
Markii la waydiiyay Su’aashii ahayd sida uu isagu u arko Kala go’a Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa waxa uu yiri, in taasi ay labadooduba ay dani ugu jirto.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at