daajis.com:- Taliyaha ciidanka xooga dalka Sareeye gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, waxaana looga hadlay waxyaabhii u qabsoomey todobaadkaan ciidanka xooga dalka iyo sida ay u socdaan howlgalada ka dhanka ah maleyshiyaadka Al-shabaab.
Taliyaha ayaa wuxuu ka warbixiyey Kormeerkii uu ku tagay qaar kamid ah Gobolada dalka, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Qorshaha Horumarinta Ciidanka, oo laga dhisi doono Akhriska iyo Qoraalka, Iyadoona il-gaar ah loo yeelan doono Dhaq-dhaqaaqa ciidanka si Dalku u helo ciidamo dhinac kasta ka diyaarsan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at