daajis.com:- Shirweyne Qaran oo ay lee yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, Waxaana Shirkan oo hindisiihiisa ay leedahay wasaaradda dhalinyarada ee dowladda Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb galaya dhalinyaro 100 ka badan oo laga kala keenay qeybaha kale duwan ee Soomaaliya iyo dhalinyaro ka socota qurbaha.
Ajendayaasha shirka looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah sidii dhallinyarada Soomaaliyeed ay u yeelan lahayd siyaasad qaran, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa shirkan ka furay Muqdisho, Waxaana loogu magacdaray shirka “HOGAANKA MAANTA IYO BERRI”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at