daajis.com:- Wasiirka amniga Puntland QARJAB oo cod sir ah laga duubay Xili Waraysi lala yeeshay ayaa wuxuu si wayn weerar ugu qaaday madaxwayhaha Puntland cabdiwali Gaas iyo sidoo kale maamulka Galmudug.
Qarjab ayaa wuxuu sheegay in cabdiwali gaas aanu waxba ka qarin, Wuxuuna hadalkiisu daba socdaa midkii uu uga soo horjeestay Heshiiskii Gaalkacyo.
Sidoo kale wuxuu sheegay in nasiib daro ay ahayd in dhaawacyadii Puntland loo qaado Muqdisho, isagoo taas badalkeeda sheegay inay helayeen Qarashka lagu gaynayo Nairobi ama Ethiopia, Wuxuuna sidoo kale daaha ka qaaday arimo badan oo kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at