DAAWO: Weerar ka Dhacay Magaalada Londen ee Dalka Ingariiska (VIDEO)

DAAWO: Weerar ka Dhacay Magaalada Londen ee Dalka Ingariiska (VIDEO)

daajis.com:- Nin Ku Hubaysan Mindi ayaa wuxuu weerar ku qaaday Dadweyne ku sugnaa goob Boosteejo ah oo Metro-ga dhulka Hoostiisamara laga raaco, Weerarkan ayaa wuxuu ka dhacay magaalada London ee Caasimada Dalka Ingiriiska.

Inta la xaqiijiyay Sadax qof oo mid kamid ahi Xalaadiisa culus tahay ayaa dhawacayo kasoo gaareen, Ciidamada amaanka ayaana markii dambe ku guuleestay in ay ninkan dhaawacaan kadibna qabtaan.


Ninka Weerarka geestay ayaa la sheegay in uu ku qeylinayay in Weerarka uu geesanayay ay jawaab u tahay Duqeymaha Diyaaradaha Dagaalka Ingiriiska ka wadaan Dalka Siiriya, waxa uuna ninkaas sidoo kale ku qeylinayay in falka uu geestay ay tahay Hadiyad ka timid Siiriya.


Ciidamada ka hortaga Argagaxisada ee Magaalada London ayaa baaraya in falkan uu xariir la leeyahay argagaxio, waxa uuna Weerarkan keenay in feejignaan dheeri ah la galiyo amaanka Magaalada London .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada