Daawo:- Xildhibaanada maamulka Koofur Galbeed oo la dhaariyay

Daawo:- Xildhibaanada maamulka Koofur Galbeed oo la dhaariyay

daajis.com:- Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu dhaariyey 89- mudane oo kamid noqonaya Xildhibaanada Baarlamaanka maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Xubnahan maanta lagu dhaariyey magaalada Baydhabo ayaa waxaa soo gudbiyey Odayaasha dhaqanka ee Koonfur galbeed kuwaasoo isugu jira rag iyo haween.

Xildhibaanadan ayaa soo xulistoodu qaadatay muddo sannad ah ,waxayna dhammaantood kamid noqonaya Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Weli waxaa dhiman Xildhibaano kale oo dib laga dhaarin doono ,waxaana Dastuurka maamulkaas uu qorayaa in Xildhibaanada maamulkaas uu yahay95-mudane.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada