daajis.com:- Deegaan lagu magacaabo Dabataag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa toddobaadkan Nin ku lagu gowracay, islarmarkaana uu dhiiga ka Jaqay, Iyadoona Laga soo gaadhay Wiilka-yar oo dhaawac ah oo jira sadex sano.
Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa VOA u sheegay in wiilkiisu uu dhaawicii gorwacaasi ka soo gaaray ugu dhintay cisbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa, oo Caafimaad ahaan loogu qaaday.
Maxamuud waxa uu sheegay in Ilamaha yar laga qaatay ARGAAGA (Banaanka hore) ee Gurigooda, Wuxuuna xusay inay Baadi goob ay ku jiraan dadka deegaanka sidii loo soo heli lahaa qofkii ka dambeeyey falkan, Wuxuuna sheegay inuu Wiilkiisu noqonayo Qofkii Sadexaad ee lagu Qasho deegaanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:51 and have
, Published at