daajis.com:- Diblumaasiyiin ka socday Wasaarada Arimaha dibeda ee Dowlada Soomaaliya ayaa lasoo xidhay tababar mudo labo todobaad ah uga socday magaalada Doha ee dalka Qadar, iyadoona tabarkan oo ay fuliyeen khubaro dhinaca dilumaasiyada ah, ay Qabatay Wasaarada Arimaha dibeda dowlada Qadar.
Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee dalka Qatar, Mukhtaar Cali Cali yuusuf oo khudbad kasoo jeediyey munaasibada ayaa uga mahad celiyey dowlada Qadar sida ay u garab taagantahay dowlada Soomaaliyeed, Wuxuuna Diblumaasiyiinta ku booriyey inay cilmiga iyo aqoonta ay kororsadeen wax ugu qabtaan dalkooda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at