ISIS: Taageerayaasheena ayaa fuliyay weerarkii California

ISIS: Taageerayaasheena ayaa fuliyay weerarkii California

daajis.com:- Kooxda isugu yeertay khilaafada Islaamka ayaa sheegaya in taageerayaashooda ay qaadeen weerarkii ka dhacay xarun caafimaad oo ku taal California, halkaa oo ay ku dhinteen 14-qof.

Laakiin farriin ay ka sheegeen raadiyo ayaa kooxda khilaafada Islaamka aynan ku muujin in kooxdaasi ay ku lug lahaayeen dhibkaasi dhacay, sidoo kale kooxda ayaanan xiriir toos ah aan la yeelan dadka weerarka geystay, Syed Rizwan Farook iyo xaaskiisa Tashfeen Malik.

Sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay in ay baarayaan in weerarkaasi dhacay uu ahaa ficil aragagaxisnimo.

Ehelada dadkii weerarka geystay ayaa ilaa hadda la fajacsan wixii dhacay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada