isku aadka koobka Champions League kooxo Waa weyn oo isku dhacay

isku aadka koobka Champions League kooxo Waa weyn oo isku dhacay

daajis.com:- Waxaa Xiligaan lasoo saaray isku aadka koobka Horyaalada yurub Wareega 16 ka Waxaana isku soo beegmay kooxo Waa weyn oo lafilayey in ay isku dhici doonaan Waxaana kamid ah Kooxaha isku dhacay Arsenal iyo Barcelona Bayern Munich iyo Juventus.

Hadaba sidee laysugu aadiyey Kooxaha 16 ka ah.

Dynamo Kyiv vs Manchester City

Benfica vs Zenit

PSV vs Atletico Madrid

Juventus vs Bayern Munich

Arsenal vs Barcelona

PSG vs Chelsea

Roma vs Real Madrid

Gent vs Wolfsburg

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada