Musharaxa doorashooyinka Maraykanka Mr. Trump oo yari Muslimiinta halaga mamnuuco ineey soo galaan Mareeykanka

Musharaxa doorashooyinka Maraykanka Mr. Trump oo yari Muslimiinta halaga mamnuuco ineey soo galaan Mareeykanka

daajis.com:- Ninka rajeynaya inuu noqdo musharraxa madaxweyne ee xisbiga jamhuuriga, Donald Trump, ayaa ku baaqay in la hakiyo dhammaan Muslimiinta soo galaya Mareykanka.

Mr Trump ayaa sheegay in ra’yi ururin dhawaan la sameeyay ay muujineyso in Muslimiinta ay naceyb badan u hayaan Mareykanka, dowladduna looga baahan yahay in ilaa iyo inta ay sababta arrinkaa keentay ka ogaaneyso, ay shacabkeeda ka difaacdi khatar ku iman karta.

Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa sheegay in hadalka Mr Trump uu yahay mid kasoo horjeeda qiyamka dalkaasi iyo danaha ammaan ee uu leeyahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada