daajis.com:- Waxaa magaalada muqdisho maalintii shalay Shir ku yeeshay qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya iyo madaxda Dawlada Soomaaliya, waxaana shirkaasi looga hadlayey arimaha Soomaaliya.
Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo siwayn uga Cadhooday Luuqadaha qalaad ee looga hadlayo Shirkii looga hadlayey arimaha Soomaaliya, ee hadana ka socday Caasimada Soomaaliya, Taasi oo Shaki wayn uu ka dhalan karo.
“Shirbaan Fadhinaa, waxaa looga hadlayaa arinta Soomaaliya, waxaan ka xunahay in Laga Tago Luuqadii Soomaaliga, Yaan loo qaadan Axmed English ka ma yaqaan, waan Akhrin karaa hadaan soo qorto, Waxayna arintaan keenaysaa in Su’aal la iska waydiiyo War dalkan Xaaladiisu waa noocma”
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ugu danbaynta wuxuu soo jeediyey in Luuqada lagu hadlayaa ay noqoto Soomaali, Cidii kale ee kasoo qaybgashana loo Turjumo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at