daajis.com:- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhowaan ka dhacay dagaalo u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug kuwaasi oo sababay Dhimasho, Dhaawac, iyo Waliba sidoo kale Barakac Xoogan oo ku yimid dadkii shacabka ahaa.
Hadaba waa sidee xaalada dadkii Shacabka ahaa ee ku Barakacay dagaalka, Kuwaasi oo hada qaar kamid ah ay haysto dhibaato kala duwan, Iyadoona wali qaar kamid ah ay Banaanka ku maqan yihiin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at