daajis.com:- Waxaa hadalo warbaahinta isku mariyey Xubno ka tirsan maamulada Puntland, Somaliland iyo Dawlada dhexe kuwaasi oo siyaabo kala duwan uga hadlay Koox budhcad ah oo ka socotay maamulka Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa qaybo kamid ah gobolka Sool.
Sidoo kale Indho-dho oo Xildhibaan ugu magacaaban maamulka Hargeisa ayaa dhankiisa maamulka somaliland ugu baaqay inay dadka deegaanka ka samaystaan Taageero, si ay macdanta iyo Khayraadka u gurtaan, Wuxuuna soo jeediyey inAfka wax loo geliyo.
Isku soo wada duuboo waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanada Khaatumo ayaa si adag uga soo horjeestay Diyaarado iyo Xubno la socday oo doonayey inay macdan ka qotaan gobolka Sool qaybo kamid ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at