daajis.com:- Fanaanka Caanka ah ee Cabdi Holland ayaa siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya, iyadoo la filayo inuu halkaasi ku qabto Bandhig Faneed.
Waxaa soo dhowayntiisa hadalo kooban kasoo Jeediyey Fanaaniin, Wariyayaal, iyo Taageerayaashiisa, waxaana ugu danbayntii halkaasi ka hadlay Cabdi holland oo yimid dalka Ingiriiska, wuxuuna ka warbixiysay Safarkiisa ugu horeeyay ee Nairobi, wuxuu kala kulmay iyo Qorshihiisa.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:18 and have
, Published at