daajis.com:- Fannaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho ku sugan ayaa waxay booqdeen Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, waxayna dhiig u shubeen bukaanno ku jira Isbitaalka.
Tallaabada ay fannaaniinta qaadeen oo aaney fannaaniin horay u sammeynin ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay dadka Soomaaliyeed. Fannaaniintan oo la hadlay warbaahinta ayaa si weyn uga xummaaday xaaladda ay ku sugan yihiin, waxaana ilmo soo dhaaftay indhahooda markii ay ka hadlayeen xaaladda bukaannada, Waxayna ugu danbayntii booqdeen Goobo kala duwan oo ku yaala Muqdisho.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at