MUUQAAL: laga duubay dagaal beeleed Ka soconaya Beledwayne, Dhimashada 15-qof & Khasaare ba’an oo ka dhashay

MUUQAAL: laga duubay dagaal beeleed Ka soconaya Beledwayne, Dhimashada 15-qof & Khasaare ba’an oo ka dhashay

daajis.com:-  Dagaal qaatay in ka badan Sideed saacadood oo xidhiidh ah ayaa wali ka dhacay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne, dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyaad ka soo kala jeedda beello horay siddan oo kale ugu dagaallamay qeybo ka mid ah galbeedka gobolka Hiiraan.


In ka badan 15 ruux ayaa la rumeysay yahay ilaa iyo hadda in ay ku dhinteen dagaalka, halka isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne la gaariiyay dhaawaca dad rayid ah oo ka badan 30 ruux, Ciidanka Jabuuti oo isku dayey inay kala dhex galaan ayaan ku guulaysan dagaalka oo xoog badan Awgii.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada