daajis.com:- Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf iyo Xildhibaan Casoowe ayaa Shirkii Muqdisho ka socday ee loogu magac daray WADA TASHIGA QARANKA ayaa ka sheegay inuu yahay Shirkaasi Mid Xaaraan ah, oo Dhabar jab ku ah Wadajirka iyo Midnimada dadka Soomaaliyeed.
Xildhibaanada ayaa sheegay in halkudhigga shirkaani yahey “Koofur ha wada-tashato, Waqooyina meeshiisa ha naga joogee” Waxana caddeeyeen in waqooyi dadka ka soo jeeda ee midnimada Soomaaliya u taagan aan Talada mustaqbalka dalka looga arinsanayo waxba laga siin, ay la macno tahey dalka kala jarkiisa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:48 and have
, Published at