daajis.com:- Qaraxyada ka dhaca Dunida daafaheeda kala gadisan ayaa waxa ay sababeen in wadamo badan oo Nabad iyo kala dambeen ay ka jirto lagu kala cararo waa hadii xitaa sheekada kaftan iyo tijaabo tahay .
Wiil watay dhar Carbeed soona qaatay Boorso faaruq ah ayaa dad badan iskaga dhigay mid fulin rabo Qaraxyo waxaana goob kasta oo uu ku tuuro boorsada ku kala cararay dad fara badan kuwaas oo ka cabsi qaba in Qaraxyada wax yeeleeyaan .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at