daajis.com:- Nin ayaa farxad iyo murugo iskugu daray gabadhii uu jeclaa ka dib markii uu u soo diray burcad been ah oo gabadha ka naxsaday kuwaas oo iskaga dhigay inay ku afduubanayaan gaari qaali ah
Gabadhii oo u qaadatay in la afduubtay ayaa waxaa gaarigii ka soo dagay koox Fanaaniin ah iyo ninkii Jeclaa oo Boorso dahab iyo lacag ah farta ka saaray waxaana halkaas farxad iyo murugo iskugu darsatay gabadhii la cabsiiyay .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at