daajis.com:- Madaxweyne Putin oo wax laga weydiiyey xiriirka Turkiga iyo Ruushka ee sii xumaanaya ayaa si caro ku jirto uga hadlay qalalaasaha ka dhextaagan Turkiga iyo dalkiisa Ruushka.
Turkiga markii uu soo riday diyaaradeena nama aysan soo wicin, oo waxay badelkeeda weceen dalka Maraykanka oo ay moodaan inay ku daba gaban karaan. isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri.
Falkii ay sameeyeen ee ay diyaaradayadda dagaal ku soo rideen wuxuu ahaa mid cadawnimo, bal maxay ka helayaan, ma waxay u moodeen in aan sidaa ku cararayno, Ruushku maaha dal sidaas ku taga ayuu yiri Putin.
Wuxuu sheegay in diyaaradaha Turkigu markasta ku xadgudbi jireen hawada Siiriya, ‘Bal maanta ha sameeyeen’ ayuu ku goodiyey isaga uu ula jeeda in difaaca heerka sare ah S-400 hadda ilaaliyaan hawada Siiriya oo dhan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at