daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa muujinaaya qorshaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Faarax C/qaadir.
Madaxweyne Xassan ayaa u hamuunqaba in maamulka cusub ee lagu mideyn doono Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe uu u dhiibo Faarax C/qaadir, waxa uuna damacaasi yahay mid u muuqaal eg Damacii lagu yagleelay maamulka Galmudug.
Madaxweyne Xassan ayaa kala maareeyay saaxiibadiisii ku wehlinaayay Siyaasada sida Shariif Xassan, C/kariin Gulleed waxaana hadda xigi doona Faarax C/qaadir.
![](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEiFQ14vElBFfQ64XAJD75keCsxQEFQ9mrrv98HR-7We3MRQPwkus3M1ESghNp4rXOsJ2o3X1rrmJZqUxTyVw99wYMxt40TEd5953hYH92V_V6TsvMyw_X8mnEv4YFucKWgMf505Q6w1rkR7/s1600/HIIRAAN2015.jpg)
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:19 and have
, Published at