Saxarada Dadka oo Dhuxul Cuntada lagu karsado Laga Suubiyay (VIDEO)

Saxarada Dadka oo Dhuxul Cuntada lagu karsado Laga Suubiyay (VIDEO)

daajis.com:- Shirkad ka howl gasha dalka Ghana ayaa waxa ay suubisay Dhuxul cuntada lagu karsado oo laga farsameeyay saxarada dadkaiyo tan xoolaha, shirkaddan ayaa waxa ay si lacag la’aan ah dadka uga qaadaa saxarada marka ay musqusha/suuliga buuxsamo.

Haweeney isticmaasha dhuxushan cusub oo ku nool caasimada dalka Ghana ee Accra ayaa sheegtay in dhuxushani ay badbaado u tahay jaridda dhirta oo sababeysa xaaluf ku yimaada keymaha dalkaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada